Axmed Madoobe oo 8 Caqabadood kala kulmi doona Is dhiibista C/Rashiid Janan.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa isbedel muuqda laga dareemayaa Siyaasada Soomaaliya, gaar ahaan tan u dhexeysa Dowlada federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedka Jubbaland. Isbedelka Siyaasada labada dhan ayaa waxaa kala furfuray  Wasiirkii Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur oo loo yaqaan “Cabdirashiid Janan” kaasoo heshiis ku dhisan Isfahan la galay DFS. Heshiiska DFS iyo Cabdirashiid Janan, … Continue reading Axmed Madoobe oo 8 Caqabadood kala kulmi doona Is dhiibista C/Rashiid Janan.